Qeexid
Baali; areebo; arraajo.
Baali; areebo; arraajo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg basari2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo.
Qeexid Xigta: Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo.
Qeexid Kale: ld basrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-sray, -sartay; -sri) Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: (f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Habeen meel u hoyasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha.
Qeexid Xigta: (-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.
Qeexid Kale: (-iyo, m.l) Buruq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qab iyo isla weynaan ka muuqda haweeney baali ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Qof caqli badan oo arrimaha si tab iyo xeelad ku jirto u xalliya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Culays, culaab.
Qeexid Xigta: ld baariyid. baari2 f.g1/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid. 2. Badeeco beec ka xayirid.
Qeexid Kale: Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Khudrad ur silloon oo dhadhan kulul, caleemo dhuudhuuban oo dhaadheer iyo buruq kuusan leh oo la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld basarxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. ld basarxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay.
Qeexid Xigta: Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (jool.) Dhadhaabo midabkeedu madow yahay, wiriqaheeduna yaryaryihiin, ka abuurma ciid raran ah oo ka soo gufaacda burkaanta oo qabowday ee adkaatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Toogasho meel fog ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo' iyo midab doorsoon la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Qeexid Xigta: Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -maaday, -maatay
Qeexid: Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]