Qeexid

"Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bash oo kali ah:
  • Ninka xabashiga ah ayaa loo diray 4 wiig oo xabsi ah inta baadhitaanku socdo.
  • Mudadaas 16-ka bilood ah ma jirin haba yaraatee wax war ah oo laga helay Bashiir Makhtal iyo xaalada uu ku sugan yahay, xataa qareenkiisa Lorne Waldman, Dawlada Canada iyo qoyskiisa toona wax war ah oo ay ka heleen ma jirto.