Qeexid
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Meel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo galo. ld bishiic.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la bashiiciyey ahaansho (albaab iwm). ld bishiicsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cmay, -cantay; -cmi) ld bashiican.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bashiici. ld bishiicin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bashiicsan. ld bashiicsanaansho, bishiicsanaan, bishiicsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bashiican. ld bishiicmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -shaday, -shatay
Qeexid: Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef).
Qeexid Xigta: Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala.
Qeexid Xigta: Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin.
Qeexid Kale: ld bashiishasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -day, -tay
Qeexid: Si sahlan u dhalid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bashiishirasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bashiisho. ld bashiishad (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Qeexid Xigta: Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bashiishiro. ld bashiishirad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld bashiicsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Mukulaal; dummad; yaanyuuro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld bashiicsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Barwaaqo badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Dugsi ka mid ah dugsiyada fiqiga islaamka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]