Qeexid
"Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici."
[-iyay, -isay]
bashiic yay
bashiic say
f.g2"Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici."
Wadaag:
Meel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo galo. ld bishiic.
m.l
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.
f.mg1
Wadaag:
Wax la bashiiciyey ahaansho (albaab iwm). ld bishiicsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef).
Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
eeg bashiicsan. ld bashiicsanaansho, bishiicsanaan, bishiicsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Si sahlan u dhalid (nafley).
f.mg3
-day, -tay
Wadaag:
Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala.
Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin.
ld bashiishasho.
m.l
Wadaag:
Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m.dh.sh
Wadaag:
Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska.
m.l
Wadaag: