Qeexid
"eeg bashiisho. ld bashiishad (3)."
"eeg bashiisho. ld bashiishad (3)."
Wadaag:
Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef).
Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala.
Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin.
ld bashiishasho.
m.l
Wadaag:
Si sahlan u dhalid (nafley).
f.mg3
-day, -tay
Wadaag:
Badar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caano; soor. ld gashiisho.
m.dh
Wadaag:
Meel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo galo. ld bishiic.
m.l
Wadaag:
Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.
f.mg1
Wadaag:
Wax la bashiiciyey ahaansho (albaab iwm). ld bishiicsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: