Qeexid
Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.
[-saday, -satay]
f.g3Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld bashuuqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld bashuuqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bashuuqso. ld bashuuqsad, bashuuqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Quwaax la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Qeexid Xigta: Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako.
Qeexid Xigta: Bidaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dallaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Mukulaal; dummad; yaanyuuro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg shuuqso. ld shuuqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Dallad weyn, maro ka samaysan oo diyaaradaha looga soo boodo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax hiinsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Qeexid Xigta: Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Barwaaqo badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo galo. ld bishiic.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-shyo, m.dh) B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) B. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) (bot.) Nooc dhirta ka mid ah, oo jirriddooda, caleemahooda iyo jidhahoodaba dheecaan ka buuxo. B.uhu waa dhir aad u jilicsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]