Qeexid

"Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan."

Qeexid Kale

ld basleyn.

Qeexid Xigta

Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine