Qeexid
"(-layaal m.l/dh) Nin madaxa bidaar ku leh."
"(-layaal m.l/dh) Nin madaxa bidaar ku leh."
Wadaag:
Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako.
Bidaar.
m.dh
Wadaag:
Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan.
Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan.
ld basleyn.
m.l
Wadaag:
Caws dhaadheer, caleemo adag leh oo xooluhu daaqaan raradana laga sameysto oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
m.l.u
Wadaag:
Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha.
Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.
m.l
Wadaag:
(basowti/-iyo, m.dh) Nafley buuran oo aan tabar lahayn.
m.l
Wadaag:
Socod la socdo waqtiga qorraxdu aad u kulushahay. ld baqoolid.
m.l
Wadaag:
Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag.
Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba leh.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (bot.) Nooc dhirta ka mid ah, oo jirriddooda, caleemahooda iyo jidhahoodaba dheecaan ka buuxo. B.uhu waa dhir aad u jilicsan.
m.l
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Qof faan iyo hanjabaad badan. ld bootaale.
m.l
Wadaag:
Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay.
(-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado.
Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.
m.l
Wadaag:
Wax shidan dambas noqosho.
Ood iwm duugnimo awgeed la baabi'id.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag: