Qeexid
"(daaw.) Kululeynta caano ilaa kulku gaaro 65°C oo lagu hayo soddon daqiiqadood (30'), ama kulka la gaarsiiyo ila 72°C laguna hayo shan iyo toban daqiiqadood (15'), si loo dilo baktiiriyada ay ka mid yihiin kan qaaxada iyo kan tiifowga."

magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
(-do, m.l) Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido. ld baastoolad.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bangareyn, bongareyn, bungareyn. ban1 m.l (-nan, m.l) Dhul bannaan oo aan dhir la hargalo lahayn.
Wadaag:
eeg bamgaree. ld
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ld bamgareyn.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
eeg bartiree.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: