Qeexid
"Geed qudaarta la beerto ka mid ah oo leh bari macaan oo la cuno marka la karsho. ld baradho."
"Geed qudaarta la beerto ka mid ah oo leh bari macaan oo la cuno marka la karsho. ld baradho."
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Ciid aad u jilicsan oo aan boor lahayn. ld batuux.
m.l
Wadaag:
Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah jiib iyo sacab leh oo ay ragga iyo dumarku wada dheelaan.
m.l
Wadaag:
Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
m.dh
Wadaag:
/dh ld butucsanaan batal m.l/dh (-llo, m.dh) Meel bannaan oo aan dhir sare lahayn.
m.l
Wadaag: