Qeexid
"(-rro, m.dh) (daaw.) Ballaarashada xididdada badan ee dhiiggu ka buuxo oo ku yaal futada qarkeeda. Badanaa waxa keena calool joogsi muddo dheer socday ama shuban. ld baabasiir, baabusiir, baawasiir."

Wadaag:
(daaw.) Jirro ku dhacda malawadka qeybtiisa danbe oo leh finan dhaliya cuncun badan. ld bawaasiir.
m.l
Wadaag:
Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego.
eeg cunsur.
m.dh.u
Wadaag:
Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii.
f.lg2
-iiay, -iisay
Wadaag: