Qeexid
"Wax sida turub shaandheyn."
[-say, -stay]
bawis2 ay
bawis2 tay
f.g2"Wax sida turub shaandheyn."
Wadaag:
Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax shidan dambas noqosho.
Ood iwm duugnimo awgeed la baabi'id.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Nafley bakaylaha u eg, kase yar, qararka buuraha ku nool oo orod bootimaaleyn ah leh; dabariyaadle.
m.l
Wadaag: