Qeexid
"Dad doonyada ka shaqeeya oo tabta iyo xeeladaha badda yaqaan."
Qeexid Xigta
Dabayl dhanka badda ka timaadda.
"Dad doonyada ka shaqeeya oo tabta iyo xeeladaha badda yaqaan."
Dabayl dhanka badda ka timaadda.
Wadaag:
Meel ka tegid.
Dhimasho.
Caloolbixid, shubmid. 4. Soo dheeraan (dhir, timo iwm). 5. Muuqasho (qorrax, dayax iwm). 6. Shidmid (dab). 7. Gadmid, iibsamid (ganacsi). 8. Ka b.: wax ka noqosho. 9. Ka b.: arrin ama waajib gudasho. 10. Ku b.: qaymo ku fadhiisasho. 11. La b.: wax meel ku jira baxsasho. 12. La b.: la cararid (gabar). 13. Isku b.: isku buuqid, isku kicid. 14. Isku b.: jiq noqosho. 15. Kala b.: kala qaybsamid. 16. Kala b.: dhanaanaasho, suusacid (caano). 17. Haan caano lagu lulay subag dhalid.
f.mg1
Wadaag:
Bad.
Dhibaato weyn.
Kuul yaryar cadcad oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
Wax meel ku jirey kala bixid.
Nafley wax halis u ah ka cararid.
Ka b.: nafley halis ka badbaadid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax toos u socday, dhinac u weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul.
Qof dabeecad wanaagsan.
m.l
Wadaag:
B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa.
B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa.
ld baxsasho.
m.l
Wadaag:
Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof).
Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).
Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin saaxir ah oo ku nool hilada webiyada oo loo aqoonsanyahay in uu xukumo yaxaasyada.
m.l
Wadaag:
Faras aad u dheereya oo aan fardaha la mid ahayn ee ka baxsan. ld baxdoy.
m.l
Wadaag: