Qeexid
"eeg baxsan. ld baxsanaansho."
"eeg baxsan. ld baxsanaansho."
Wadaag:
(daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.
m.dh
Wadaag:
Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof).
Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).
Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.
m.l
-nay, -ntay
Wadaag:
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa.
B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa.
ld baxsasho.
m.l
Wadaag:
eeg buunshabbaxsan. ld buunshabbax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag: