Qeexid

"Wax meel ku jirey kala bixid."

Qeexid Kale

Ka b.: nafley halis ka badbaadid.

Qeexid Xigta

Nafley wax halis u ah ka cararid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb