Qeexid
"Xiddigta u dhexeysa garbo iyo gudban."
Qeexid Kale
Qof ama xoolo falxad ah.
Qeexid Xigta
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
"Xiddigta u dhexeysa garbo iyo gudban."
Qof ama xoolo falxad ah.
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Wadaag:
B. ah: muuqaal si wanaagsan u muuqda ama u qeexan.
War qeexan oo aan macnihiisa shaki ku jirin; qaraar; baaq.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
m.l
Wadaag:
Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin.
Gardaad.
m.dh
Wadaag: