Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) ld bayrabayre."
"(-layaal, m.l/dh) ld bayrabayre."
Wadaag:
Waalid sasabasho (carruur).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
m.l
Wadaag:
Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan.
B. ah: biyo aad loo karkariyay.
B. ah: midab aad u cad.
m.l
Wadaag:
Meel cidla ah oo cabsi leh.
B. ah: hanti aan cid ilaalisa la joogin.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka.
m.l
Wadaag:
Hanti baylah ka dhigid. ld baylehee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax baylah ah noqosho (hanti).
f.mg1
-oobay, -owday, -oobi
Wadaag:
Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin.
Gardaad.
m.dh
Wadaag: