Qeexid
Waalid sasabasho (carruur).
[-saday, -satay]
f.g3Waalid sasabasho (carruur).
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld baybaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld haybadeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg baybayso. ld baybaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) ld bayrabayre.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid qaraabeysasho.
Qeexid Xigta: Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Baryo ama tuugsi u bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax inay shar leeyihiin aaminid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Hanti yar iimaansasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Hanti yar tashiilasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid barako ka doonasho. 4. (f.mg) Sadaqo la bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld badbaadso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Meel barwaaqo ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Barwaaqo helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Durduro iyo bardoodan sameyn (geel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Bun la shiilay cunid.
Qeexid Xigta: Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lib helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Gambo madax saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ubad si habboon u barbaarsasho.
Qeexid Xigta: Xayawaan rabbaayad ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld nebcayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dareere kabbo kabbo u cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]