Qeexid

"Geed weyn oo aan qodax lahayn oo caleemo balballaaran iyo miro kuuskuusan oo la cuno leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baydaan oo kali ah:
  • Xaabsade iyo garab kala oo muxaafid ah, horjoogena uu u noqday Marxuum Cabdiraxmaan Xuseen Baydaani, waxaannu murankaasi markii dambe sababay in garabkii muxaafidku inta uu fadhiistay ay ku dhwaaqeen inay xilkii guddoomiyenimo ee golaha ay ka qaadeen Md.
  • Baydaani oo ah ninkii u dambeeyay ee ku soo biiray Safka u taagan Jagadaas.