Qeexid
"Neef la rarayo bayd ku xirid."
[-iyay, -isay]
bayd yay
bayd say
f.g2"Neef la rarayo bayd ku xirid."
Wadaag:
Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin.
Gardaad.
m.dh
Wadaag:
Nafley baydad ku ridid. ld beygagi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda.
ld baydadid. baydad2 f.mg1 () Cabsi badan awgeed cararid. ld beygag2.
m.l
-day, -dday
Wadaag:
Geed weyn oo aan qodax lahayn oo caleemo balballaaran iyo miro kuuskuusan oo la cuno leh.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
m.l
Wadaag:
Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan.
B. ah: biyo aad loo karkariyay.
B. ah: midab aad u cad.
m.l
Wadaag:
Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan.
m.dh
Wadaag:
Wax toos u socda dhan u weecasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: