Qeexid

"Meel cidla ah oo cabsi leh."

Qeexid Xigta

B. ah: hanti aan cid ilaalisa la joogin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baylah oo kali ah:
  • Hadduu qofku baylah wasaaraddu leedahay uu soo maro waa in haddii uu wax ka qaban karo ka qabto, haddiuu qaylo-dhaan ka geyn karo ka geeyo oo aannu odhan waa shaqadii hebel.
  • Isaga oo soo maalay ibo gaagixi lahaa ama gudhiba lahaa, qoraagu wuxuu soo xero geliyey hanti-murityeed dayacnayd, wuxuuna inaga gufeeyey mus baylah ahaa oo foore—waa mid ka mid ah dhaxamaha Sanaag lagu yaqaane—soo dhaafaayey sannado door ah!