Qeexid
"Wax baylah ah noqosho (hanti)."
[-oobay, -owday, -oobi]
baylohow obay
baylohow wday
f.mg1"Wax baylah ah noqosho (hanti)."
Wadaag:
Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan.
B. ah: biyo aad loo karkariyay.
B. ah: midab aad u cad.
m.l
Wadaag:
Meel cidla ah oo cabsi leh.
B. ah: hanti aan cid ilaalisa la joogin.
m.dh
Wadaag:
Hanti baylah ka dhigid. ld baylehee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: