Qeexid
"Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan."
"Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan."
Wadaag:
Wax toos u socda dhan u weecasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax toos u socday, dhinac u weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(c.nafl.) Ugaar deerada la bah ah oo dhega balballaaran iyo midab ciiro ah leh oo dhulka dullada ah ku nool.
m.dh
Wadaag:
Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
B. xoolaad: xoolo yar.
m.dh
Wadaag:
Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin.
Gardaad.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
m.l
Wadaag:
Qaruhu marka uusan biseyl gaarin dubayana ka tago; lafaweyne. ld baybayle.
m.l
Wadaag:
Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan.
B. ah: biyo aad loo karkariyay.
B. ah: midab aad u cad.
m.l
Wadaag:
Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin timirta, bixiya miraha qoonaha iyo caw oo ka baxa meelaha kulul ee biyaha leh.
Nagaar dhulka ku faalala oo xooluhu daaqaan.
m.dh
Wadaag:
Baadi maqan xogteeda sheegid.
Baadi maqan xogteeda cid weyddiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: