Qeexid
"Durduro iyo bardoodan sameyn (geel)."
[-qday, -qatay]
baysaq day
baysaq atay
f.mg3"Durduro iyo bardoodan sameyn (geel)."
Wadaag:
Meel tegiddeeda ka maqnaan.
Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Socod cabsi ku jirto socosho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Hadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh.
m.dh
Wadaag:
Waalid sasabasho (carruur).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn.
(w) Waqti roobeed oo uu dhulku doogganyahay.
m.dh
Wadaag:
Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin.
Gardaad.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
m.l
Wadaag: