Qeexid
"Cid ceeb weyn gaarsiin."
[-reeyay, -raysay]
bayuure eeyay
bayuure aysay
f.g2"Cid ceeb weyn gaarsiin."
Fal / verb
Wadaag:
Ceeb aad u weyn; jiciir.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
eeg bayuuree.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Uur u yeelid (siiba naag aan la qabin).
Uuro kicin.
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Nafley bur la dhicid. ld buraree.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Wax qaabkiisa qiyaasid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Habeen socosho. ld guureggal2.
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-reeyay, -raysay
Wadaag: