Qeexid
"Ciyaar lagu tartamay, foorooyinkood iska soo gudid."
[-bay, -btay]
beb ay
beb tay
f.g1"Ciyaar lagu tartamay, foorooyinkood iska soo gudid."
Wadaag:
(kiim.) Insaymyo ay dhiiqaan unugyada ku yaalla gudaha caloosha lafdhabarleyda, kaas oo dedejiya borotiinka.
m.l
Wadaag:
(ld bis)
Erey lagu yiraahdo dameerka marka la doonayo in la joojiyo.
Erey loo jeediyo qof hawl hayey si uu u joojiyo. 3. B.tay baan ahay: waan liitaa.
m.dh
Wadaag: