Qeexid
"(kiim.) Insaymyo ay dhiiqaan unugyada ku yaalla gudaha caloosha lafdhabarleyda, kaas oo dedejiya borotiinka."
"(kiim.) Insaymyo ay dhiiqaan unugyada ku yaalla gudaha caloosha lafdhabarleyda, kaas oo dedejiya borotiinka."
Wadaag:
Ciyaar lagu tartamay, foorooyinkood iska soo gudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qeybaha ka soo baxa middood oo aan midab lahayn dabkana qabsan og oo loo isticmaalo shidaal ahaan; batrool. ld baansiino, baasiin, baasiino, bansiin, bensiin.
m.l
Wadaag:
Xannuun haweenka qabta marka ay foolanayaan; jajab.
m.dh
Wadaag: