Qeexid

"ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado."

Qeexid Kale

B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.

Qeexid Xigta

ld beddelid. Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beddel oo kali ah:
  • Taasina waxay abuurtay inay dawlado badani isku beddelaan madiidin u adeega La soco.
  • Kaas oo ku yimid isbeddelka dhaqaalaha, cilmiga, teknoolojiyada warfaafinta iyo isgaadhsiinta.