Qeexid
"Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami."
[-iyay, -isay]
bedertam yay
bedertam say
f.g2"Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami."
Wadaag:
eeg bedertami. ld baratamin, baratansiin, baratansiis, bedertansiin,
m.f.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. ld baratan2, beretan2.
f.mg1
Wadaag:
Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan1, beretan1.
m.l
Wadaag:
(-dray, -dertay; -dri) Wax sida faras iwm orodkooda tijaabin.
f.g1
Wadaag:
Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto.
Oogada dadka. beder1 m.l ld bedrid.
m.l
Wadaag: