Qeexid
Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan1, beretan1.
Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan1, beretan1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. ld baratan2, beretan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld bedertami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bedertamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld bedertamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bedertami. ld baratamin, baratansiin, baratansiis, bedertansiin,
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld baratamid, beretamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-dray, -dertay; -dri) Wax sida faras iwm orodkooda tijaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto.
Qeexid Xigta: Oogada dadka. beder1 m.l ld bedrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hardamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld hardan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bartame.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Laba qof feer ku tartamid.
Qeexid Xigta: Feer ku dagaallamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan.
Qeexid Xigta: Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld bedertan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld bedertan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) (xis.) Summad A. Cabbirka ama baaxadda dul. Dushu waxa ay noqon kartaa dul sallax ah ama dul xoodan. Halbeegga caalamiga ah ee bedka waa mitir labajibbaaran (m2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Masaaxa dhul ku fadhiiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caafimaad; ladnaan.
Qeexid Xigta: Badbaado. ld bad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]