Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. ld baratan2, beretan2."
"(-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. ld baratan2, beretan2."
Wadaag:
Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan1, beretan1.
m.l
Wadaag:
Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg bedertami. ld baratamin, baratansiin, baratansiis, bedertansiin,
m.f.dh
Wadaag:
(-dray, -dertay; -dri) Wax sida faras iwm orodkooda tijaabin.
f.g1
Wadaag:
Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto.
Oogada dadka. beder1 m.l ld bedrid.
m.l
Wadaag:
Wax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan2.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Isku barbar dhicid; kalaggurasho; kala badin waayid.
f.mg1
Wadaag:
Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
f.mg1
-tamay, -tantay
Wadaag: