Qeexid
"Nafley, nabad, caafimaad iwm ku sugnaansho."
Qeexid Xigta
Wax guri ka ahaansho.
[-bay, -btay]
bedqab ay
bedqab tay
f.mg1"Nafley, nabad, caafimaad iwm ku sugnaansho."
Wax guri ka ahaansho.
Wadaag:
(-dad, m.l) (xis.) Summad A. Cabbirka ama baaxadda dul. Dushu waxa ay noqon kartaa dul sallax ah ama dul xoodan. Halbeegga caalamiga ah ee bedka waa mitir labajibbaaran (m2).
m.l
Wadaag:
Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto.
Oogada dadka. beder1 m.l ld bedrid.
m.l
Wadaag: