Qeexid
"Kudaal u baahasho (geenyo). ld beedal2."
[-alay, -ashay]
beeddal2 lay
beeddal2 shay
f.mg1"Kudaal u baahasho (geenyo). ld beedal2."
Wadaag:
Wax kudmo rabo ahaansho (geenyo). ld beedalan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
eeg beeddalan. ld beedalnaan, beedalnaansho, beeddalnaasho.
m.f.dh
Wadaag:
ld beegmo. Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, timirta iwm cabbirkooda.
ld beegid.
m.l
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag:
Wax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal2.
f.g1
-elay, -eshay
Wadaag:
(baay.) Shaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga helo oogaada unugyada qaarkood, gaar ahan unugyada taranka ee socda. Tusaale ahaan isbeermatosowa, bakteeriya iyo qaar ka mid ah borotosowa.
m.l
Wadaag:
/dh ld beeddalnaan. beeddal1 m.l B. ah: Geenyo kudaal u baahan. ld beedal1.
m.l
Wadaag: