Qeexid
"Wax quruxdooda muujin."
[-iyay, -isay]
beej yay
beej say
f.g2"Wax quruxdooda muujin."
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Suus, madaal, shood iwm wax ku miisid.
Ku b.: wax, wax kale ku toosi.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag:
Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ciyaar lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka webiyada, gaar ahaan magaalo xeebeedyada koonfureed (Xamar, Marka iyo Kismaayo).
m.l
Wadaag:
Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
m.dh
Wadaag:
Suus, madaal, shood iwm raashin ku miisasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag: