Qeexid

"(-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beel oo kali ah:
  • Tuulooyinka la gubay ayaa waxaa la sheegay inay ahaayeen kuwo adadkii horay uga carareen, waxaana labada beelood la xaqiijiyay inay wada daganaayeen tuulooyinkaas oo qiyaastii 26-km u jirta Degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.
  • Sheekh Shariif oo Maanta Hoteelka uu Muqdisho ka deganyahay ku Qaabulay Odayaasha Dhanka Beelaha Hawiye oo uu Hogaaminayay Maxamed Xasan Xaad.