Qeexid
"(-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro."
"(-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro."
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag:
Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Holac weyn oo dabka ka baxo marka la shido.
ld belbelid. ld belel1. belbel2 f.mg1 () 1. Meel jirka ka mid ah oo dhaawac ah xanfaafid. 2. Dab holac weyn bixin. ld belel2.
m.l
-elay, -eshay
Wadaag:
Cid beel noqosho.
Ku b.: cid, cid kale oo ka dhaqan duwan ku darmid.
f.g1
Wadaag:
Haadda waaweyn nooc ka mid ah, dafadana la bah ah, midab madaw leh oo buuraleyda ku nool.
m.dh
Wadaag:
ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado.
ld beddelid. Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo.
B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.
m.l
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
(f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho.
(f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Ciyaar lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka webiyada, gaar ahaan magaalo xeebeedyada koonfureed (Xamar, Marka iyo Kismaayo).
m.l
Wadaag: