Qeexid

"Wax la beeleeyey ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beelaysan oo kali ah:
  • Wuxuu intaa ku daray in dadka uu dambaabaa ay u siman yihiin, oo kuwa Sool, Toqoshi, Berbera, Daba-goroyaale iyo Caraan-caray degan aanu kala beela-beelaysan ee uu dhammaantood Barjaha u wada qaado oo aanu u kala burinin.
  • Somaliland-na sida Soomaaliya mayna lahayn kooxo iyo xisbiyo is khilaafsan oo abaabulan, maanta ka hor, waana sababtaas mida aynu khilaafaadkeena beelaysan u xalin jirin.