Qeexid
"(f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho."
Qeexid Xigta
(f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.
[-stay, -satay]
beelays tay
beelays atay
f.g"(f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho."
(f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.
Wadaag:
Wax la beeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cunto bisayl ka dhigasho.
Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
m.dh
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag:
Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Qof qiimo ama dhaqaale dheeraad ah leh isla simid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Haadda waaweyn nooc ka mid ah, dafadana la bah ah, midab madaw leh oo buuraleyda ku nool.
m.dh
Wadaag:
Cid beel noqosho.
Ku b.: cid, cid kale oo ka dhaqan duwan ku darmid.
f.g1
Wadaag:
Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: