Qeexid

"(-jayaal, m.l/dh) Nin beel madax u ah; ugaas; garaad; malaaq."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beeldaaje oo kali ah:
  • Beeldaaje Faarax waxuu ahaa shaqsi karti iyo hufnaan leh oo door hoggaamineed ka qaatay isu keenida, wadajirka iyo wada noolaashaha beelaha Soomaaliyeed.
  • Issimada ka qeyb galey kulankan ayaa waxa ka mid ahaa Ugaas Xasan Ugas Yaasiin, Beeldaaje Cali Faarax Xaaji Cabdulahi,Garaad Cabdulahi Cali Ciid,Suldan Bashir Muse Konte iyo Suldaan Ciise Xasan Cumar iyo xubno kale oo fara badan.