Qeexid
"Cid beel noqosho."
Qeexid Xigta
Ku b.: cid, cid kale oo ka dhaqan duwan ku darmid.
"Cid beel noqosho."
Ku b.: cid, cid kale oo ka dhaqan duwan ku darmid.
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag:
Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
m.dh
Wadaag:
Wax ka beeridda dhulka dushiisa si looga soo saaro dalagyo.
ld beerfalid.
m.l
Wadaag:
Haadda waaweyn nooc ka mid ah, dafadana la bah ah, midab madaw leh oo buuraleyda ku nool.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof raxmad badan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho.
(f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag: