Qeexid

eeg beenee. ld beenin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beenayn oo kali ah:
  • Beenaynta Yuusuf-dheeg ayaa ah ujeedo lagu doonahyo in Itoobiya lagaga qanciyo iyada oo ay ku eedaysan yihiin xubno ka tirsan Al-Itixaad inay qaraxyo argagixiso ka fuliyeen Itoobiya, isla markaana ay gacan-saar la leeyihiin maamulka Cabdi-qaasim.
  • Inkasta oo Jiritaanka heshiiskaas uu ku dhawaaqay Madaxweynihii hore ee Somaliland, haddana Madaxweyne Geelle ma beenaynin, sidaa aawadeed waxay dhinacyo badan oo kale xaqiijiyeen inuu ahaa mid jira, hase ahaatee ma noqonin mid sidiisii u fulla.