Qeexid

"eeg beeni. ld beenayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beenin oo kali ah:
  • Ma jiro wax war ah oo ku aadan beenin ama rumeyn oo ka soo baxay xoogaga Al-Shabaab oo ku aadan warkan ka soo yeeray sarkaalkan Mareykanka ah ee ee xagooda ku riixay qaraxyadaasi.
  • Ma soo foodsaarin Hadraawi jahawareer noocaas ahi, taas oo ah xogta ka badbaadisey is beenin ama is burin surma-seegto ku keenta oo ka leexisa marinka higsiga iyo himilooyinka hirashadiisa.