Qeexid
"Hanka qof qabo marka uu cid hanti ka sugayo."
"Hanka qof qabo marka uu cid hanti ka sugayo."
Wadaag:
Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.
Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.
Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
m.l
Wadaag: