Qeexid

"beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beer oo kali ah:
  • Marka la isku soo ururiyo madaxweyne Rayaale kama dhabayn balanqaadkiisii ahaa inuu soo dhisayo xukuumad tiro yar oo tayo leh, taas awgeedna balanqaadyadiisii waxaynu ku tilmaami karnaa inaanay ka badnayn beer-laxawsi uu hadafkiisa ku gaadhayo.
  • BBC Iydoo xabad joojin ay ka bilaabaneyso Libeeriya, ayaa Urur Goboleedka Afrikada Galbeed, ECOWAS uu dinidda inteeda kale ka dalbay in ay gacan ka geystaan sidii xal siyaasadeed loogu heli laa dagaalka sokeeye ee Liberiya.