Qeexid
"(-rro, m.dh) Bilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu ridayo. ld beerabuurid, beerabuuris."
"(-rro, m.dh) Bilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu ridayo. ld beerabuurid, beerabuuris."
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
A.ah: qaalin geel ama lo'aadoo waqtiigii ay rimi lahayd gaartay laakiinaan dhowr da'ood dhalin.
A.ah: neefdhaddig oo aad u shilis; gool. ld ameer.
m.dh.u
Wadaag:
(m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero.
ld abuurid.
m.l
Wadaag:
Wax aan hore ujirin uumis.
Wax beerid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dabeecad ama muuqaal loodhashay; baxaalli. ld abuuris.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulkaba qaada.
m.l
Wadaag:
/dh Nooc meseggada ka mid ah,oo midab guduud iyo caddaan u dhexeeyaleh.
m.l
Wadaag: