Qeexid

"Dad beeraha tacbada, kuna nool. ld beerrey (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beeraley oo kali ah:
  • Dhaqaalaha gobolkaan wuxuu ku xiran yahay xoolaha nool sida Geela iyo Beeraha oo ay soo saraan beeraleyda.
  • In loo hawlgalo sidii wax looga qaban lahaa biyo yarida haysata beeraleyda.