Qeexid
"eeg beercaddow. ld beercaddaad (2)."
"eeg beercaddow. ld beercaddaad (2)."
Wadaag:
Daal iyo dhibaato ay ilmuhu ka mutaan oohin badan.
ld beercaddaansho.
m.l
Wadaag:
Oohin badan, daal iyo dhibaato ka mudasho (ilmo).
f.mg3
-daaday, -daatay
Wadaag:
ld beegmo. Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, timirta iwm cabbirkooda.
ld beegid.
m.l
Wadaag:
/dh ld beeddalnaan. beeddal1 m.l B. ah: Geenyo kudaal u baahan. ld beedal1.
m.l
Wadaag:
egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.
m.f.dh
Wadaag: