Qeexid
"Oohin badan, daal iyo dhibaato ka mudasho (ilmo)."
[-daaday, -daatay]
beercaddow aaday
beercaddow aatay
f.mg3"Oohin badan, daal iyo dhibaato ka mudasho (ilmo)."
Wadaag:
Daal iyo dhibaato ay ilmuhu ka mutaan oohin badan.
ld beercaddaansho.
m.l
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Wax ka beeridda dhulka dushiisa si looga soo saaro dalagyo.
ld beerfalid.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
m.dh
Wadaag:
Beer ka dhigasaho. beerqaad1 m.l ld beerqaadid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
Dhul miro ku abuurid.
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof raxmad badan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan.
ld beeraley.
m.dh
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Miro geedo iwm wax baxay noqosho.
Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.
f.mg1
Wadaag: