Qeexid
"eeg beerjilcan. ld beerjilcanaansho, beerjileec (2)."
"eeg beerjilcan. ld beerjilcanaansho, beerjileec (2)."
Wadaag:
Qof raxmad badan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Raxmad iyo debecsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan.
ld beerjilcanaan.
m.l
Wadaag:
Wax la jilciyey ahaansho.
Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg beeddalan. ld beedalnaan, beedalnaansho, beeddalnaasho.
m.f.dh
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Dhul miro ku abuurid.
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: