Qeexid
"ld beerlaxawsasho."
"ld beerlaxawsasho."
Wadaag:
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg beerlaxawso. ld beerlaxawsad, beerlaxawsi.
m.f.dh
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (baay.) Mid ka mid ah labada dir ama labada dir hoosaad ee dhirta ubaxleyda, ayaa lagu gartaa iniintooda oo hal beer leh.
m.l
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (baay.) Mid ka mid ah labada dir ama labada dir hoosaad ee dhirta ubaxleyda, ayaa lagu gartaa iniintooda oo laba beer leh.
m.l
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
m.dh
Wadaag:
Dhul miro ku abuurid.
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
Beer ka dhigasaho. beerqaad1 m.l ld beerqaadid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
f.mg4
Wadaag: